28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawir muujinaya xaaladda Villa Somalia ee afartii sano ee tagtay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu muujiyay waxyaabihii u qabsoomay Madaxweyne Xassan laga soo bilaabo 2012 ilaa 2016-ka.

Farshaxaniistaha waxa uu waxqabadka Xassan Sheekh ka dhigay mid aan wax kasoo qaad laheyn, isagoo sabab uga dhigay xasil darida iyo baahida usoo hoyatay dalka.

Waxqabadka Madaxweynaha ayaa waxaa lagu soo koobay lacag, halka uu indhaha ka daawanaayo gumaadka muuqda ee lagu hayo shacabka.

Farshaxaniistaha, waxa uu Madaxweynaha ag tubay Meydad faraban kuwaa oo loola gol leeyahay xilkasnimo la’aan.

villa2

- Advertisement -

Read more

Local News