Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ee dalka Somalia, ayaa waxaa lagu arkay dad badan ay la yaabeen hal geel ah, oo si aad ah jaadka u cunta, islamarkaana timaada goobaha qaadka lagu iibiyo, marka uu jaadka soo dhaco. Waxaa arrintaas warbixin Muuqaal ah kasoo diray weriye Cabdifatax Aam oo ka tirsan tv-ga Somali Channel.
Arrinta keliya ee looga baaqsan karo in Muqdisho ku laabato xaalkii xumaa
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii tegay dib ugu soo laabtay toogashooyinka ay geysanayaan kooxaha argagixisada. Kadibna waxaa sahal noqotay inay baxsadaan...