27.1 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Shabakad soo bandhigta wararkii ugu danbeeyay iyo xogaha qarsoon

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Waxaa dib u habeyn iyo ballaarin lagu sameeyay shabakadda wararka Soomaalida iyo caalamka ee Warfaafiye.com oo maalmahan tayey iyo ballaarin lagu waday.

Shabakadda Warfaafiye.com ayaa waxaa ka howlgala qabiiro Wariyeyaal ah oo in mudo ka badan 20 sano ka shaqeynayay howlaha saxaafadda kuna takhasuusay soo bandhigida xogaha qarsoon, ifinta xaqiiqooyinka aysan shacabka arkin iyo soo gudbinta hadba marxalada taagan.

Haddaba ka booqo Warfaafiye.com dhacdooyinka Soomaaliya oo xiligaan lagu guda jiro waqti xasaasi ah oo doorasho ah.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News