28.6 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Ganacsatada gobolka Banaadir oo ka soo horjeesatay hogaanka rugta ganacsiga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – War qoraal ah oo ay soo saareen gudiga ganacsatada gobolka Banaadir ayaa siweyn looga soo horjeestay guddoonka rugta ganacsiga Soomaaliyeed ee dhawan la doortay, iyaga oo cabasho arintaa ka dhan ah u gudbiyay mas’uuliyiinta dowladda.

Qoraalkooda ayeey ku sheegeen in wax kalsooni ah aysan ku qabin hogaanka sare ee rugta ganacsiga dowladdana looga baahan yahay in ay faragalin toos ah ku sameyso wax ka qabashada khilaafka ka dhax taagan ganacsatada iyo hogaanka sare ee rugta ganacsiga.

- Advertisement -

Read more

Local News