Muqdisho (Caasimada Online) – Qeybtii 40-aad ee barnaamijka Tubta Nabadda ayaa waxaa lagu soo qaatay arrin muhiim ah oo ku saabsan dib u heshiisinta, nabadda, iyo xagjirnimada iyo sida looga hortagi karo.
Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa ahaa oo ka hadlay Sheekh Bashiir Axmed Salaad, oo ah guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed.
Haddab hoos ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran

