29.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Dhageyso: Gacan ku dhiigle si naxariis daran u toogtay hooyo uur leh oo lasoo qabtay

Bookmark
Bookmarked

Share

Garowe (Caasimada Online)– Ciidamada amaanka magaalada Garowe ayaa gacanta kusoo dhigay nin si arxan daray u toogtay haweeney uur laheyd gudaha magaaladaasi.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne,oo ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada ka fuliyeen magaalada Garowe ay kusoo qabteen ninkaasi gacan ku dhiiglaha ah ee dilay haweeneyda uurka laheyd.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu si bareer ah u toogtay haweeneyda uurka laheyd, isla markaana magaalada uu iska dhex joogay.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News