28 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Sawirro: NISA oo soo bandhigtay gaarigii siday qaraxyada cuslaa ee la qabtay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Ciidamada Nabad Suggida Somalia, ayaa gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa laga buuxiyay oo la doonaayay in lagu qarxiyo goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Saraakiisha hogaamineysay ciidamada Nabad Suggida ee gacanta ku dhigay gaariga ayaa sheegay in gaarigaasi lagu qabtay xogo dhanka ammaanka ah oo ay heleen.

Gaarigaan oo noociisa uu yahay Camry nooca yar yar ee raaxadda ah ayaa la sheegay in lagu soo raray waxyaabaha qarxa, kadibna ciidanka ay ka hortageen.

Gaariga Qaraxa ayaa ahaa mid haaman laga soo buuxiyay oo la rabay in shacabka lagu dhibaateeyo, waxaana kala furfuray gaariga Ciidanka NISA, qaybta miino Baarista qaabilsan.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News