26.7 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Diblomaasiyiinta qunsuliyada Soomaaliya ee Jiddah oo degdeg loogu yeeray Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho, 30-berri gudahood.

Lama shaacin wax sabab ah oo loogu yeeray diblomaasiyiintan. Hoos ka aqri qoraalka kasoo baxay Cawad.

- Advertisement -

Read more

Local News