25.2 C
Mogadishu
Saturday, January 3, 2026

Dib u sixid: War laga qoray madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Cali Guudlaawe

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimada Online) – Waxaan dib u saxaynaa war Caasimada Online ku baxay 17-kii bishan oo lagu sheegay in ciidamada madaxweyne ku xigeenka HirShabelle Cali Guudlaawe, ay ka qeyb-galeen dagaal beeleedyada degaanka Burdheere.

Kadib baaritaan aan samaynay waxaan soo xaqiijinay in ciidanka meesha ku dagaalamay ay ahaayeen kaliya kuwo beeleed, oo ciidamada Guudlaawe aysan wax lug ah ku lahayn dagaalka. Waxaan arrintaas ka raali-gelinaynaa madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabelle.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News