Nairobi (Caasimada Online) – Xildhibaan Cali Qaliif galeyr waa mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxaana hore uu usoo noqday ra’isul wasaarihii dowladii KMG aheyd ee Cabdi khaasim salaad Xasan uu Madaxweyne ka ahaa wuxuu ka warbixiyay qaabkii uu uga bad baaday weerarkii Westgate Mall.
Ma jirin cid ogeyd balase Galayr, ayaa laba maalin ku dhex jiray xarunta West Gate, waxaana uu kasoo fakaday maanta
Wuxuu sheegay in wali uusan galin halis nuucaan oo kale ah tan iyo inta uu noolaa , isagoo sheegay intaariikh-da ay xusi doonto waxa uu halkaasi ku soo arkay, waxaana uu aga sheekeeyey wareysi.
Halkan ka dhageyso Galayr
Caasimada Online
Xafiiska Naiorbi

