Caasimada Online:Â Â Suxufiin Rugcadaayaal, Â Siyaasiyiin Iyo Culuma’udiin Caan ah oo lagu casuumay Dood kulul oo looga hadlayay Warbaahinta Maanta gaar ahaan dhanka Tv-yada tirada badan ee Soomaalida ayaa waxeey gaartay heer laga hadlo arimo badan oo qarsoonaa oo banaanka la soo dhigay.
Aqristoow ma ogtahay in Tabarucaadyada Tv-yada Soomaalida in ay yihiin kuwa ganacsi ah oo laga sameeyo lacag waxaana ka hadlaya arimahaasi Culuma Soomaaliyeed oo caan ah waxaana sidoo kale ka hadlaya eedeymaha Tv-yada Milkiilaha Tv-ga Universal ee nala daawo doodaan fadeexada ah.
HALKAAN KA DAAWO: