25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Afhayeenkiii booliska Uganda oo lagu dilay meel u dhow gurigiisa Kampala: Sawirro

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Kooxo hubeysan ayaa gudaha magaalada Kampala ku delay afhayeenka ciidamada booliska Ugandha oo lagu magacaabi jiray Andrew Felix Kaweesi, waxaana la geeriyootay labo ka tirsanaa ilaaladiisa.

Jariirada kasoo baxda Kampala ee New Vision ayaa baahisay in Andrew Felix lagu hor dalai meel aan ka fogeyn hoygiisa, iyadoo ay baxsadeen kooxihii dilka afhayeenka booliska geystay.

Dhaawac hails ah oo qeybaha sare ee jirkiisa kasoo gaaray ayuu u geeriyooday Andrew Felix Kaweesi.

Ciidamada booliska ayaa wada baaritaan lagu ogaanayo cida ka danbeyso dilka afhayeenka booliska, waxaana si weyn ugu hadlaya warbaahinta dalka Uganda.Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News