25.9 C
Mogadishu
Tuesday, November 18, 2025

Akhriso: Jadwalka khudbadaha ku jeedin doonaan musharaxiinta oo la shaaciyay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Doorashada heer Madaxweyne ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta Madaxweynima doonka ah.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu noqon doono midka ay ku kala horeyn doonaan Musharaxiinta.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu ka turjumaayo sida Habsamida leh ay ku socto doorashada Madaxweynaha, waxa ayna ballanqaaden inaan la baalmari doonin Jadwalka.

- Advertisement -

Read more

Local News