Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada Puntland oo ka kooban 53-Wasiir, 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 13 Wasiir dowle.
Liiska wasiirada:
- Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
- Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
- Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
- Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
- Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
- Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
- Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
- Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
- C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
- Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
- Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
- Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
- Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
- Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
- Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
- Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
- Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
- Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
- Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
- Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
Wasiiru Dowle
- Cabdirashiid Cali Geelle- Wasiiru dowlaha Xanaanada Xoolaha
- Axmed Cilmi Cawaale- Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xariirka caalamiga
- Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru dowlaha Xariirka Caalamiga ee Madaxtooyada
- Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada
- Axme SIciid Cabdiraxmaan- Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Amniga baddaha
- Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru dowlaha Caafimaadka
- Cabdiqani Geelle Maxamed- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada iyo garoomada
- Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga
- Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda
- Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru dowlaha Amniga & DDR-ta
- Cabdifitax Nuur Akhsir- Wasiiru dowlaha Warfaafinta
- Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Maaliyadda
- Yaasiin Cabdi Seed- Wasiiru dowlaha Waxbarashada
Wasiir kuxigeenada
- Cabditaax Xasan Walloore- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta
- Cabdullaahi Qoobdeer- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha
- Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir kuxigeenka Amniga
- Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan- Wasiir kuxigeenka Maaliyada
- Siciid Faarax Maxamuud- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta
- Cabdiraxmaan Abdi Ismacil- Wasiir kuxigeenka Dastuurka
- Maxamed Cali Faarax- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada
- Faarax Maxamed Warsame- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka
- Faarax Cali Cabdille- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka
- Cabdirisaaq Nuur Cumar- Wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gadiidka Badda
- Sucaad Saalax Nuur- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo garoomada
- Faa’iso Cali Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Horumarinta & Qoyska
- Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta
- Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga
- Nuur Axmed Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha
- Siciid Xuseen Gees- Wasiir kuxigeenka Beeraha & Waraabka
- Maxamuud Ciise Maxamed- Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta & Daxliiska
- Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga
- Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
- Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda