Muqdisho (Caasimada Online)- Gudiga doorashooyinka dadban ee wakiilka ka ah gobolada waqooyi ayaa soo saaray liiska xildhibaanada aqalka sare ee gobolada wadooyi.
Liiskaasi ayaa waxaa kamid ah wasiirka warfaafinta iyo wariye Muno Cumar Xasan oo kamid ah warbaahinta dowlada.
Gudiga ma aysan soo saarin waqtiga ay dhaceyso doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland, balse todobaadkaan ayaa qorshaha yahay iney Muqdisho ka dhacdo.