Akhriso liiska xubnaha aqalka sare ee dib u eegista dastuurka ee la doortay

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa Magaalada Muqdisho lagu doortay xubnaha aqalka sare ee ka shaqeyn doono dib u eegista dastuurka, waxayna qaban doonaan howlo ku aadan dib u eegista dasuutrka Soomaaliya ee hadda lagu shaqeeyo.

Xubnaha Maanta Magaalada Muqdisho lagu doortay ee  noqonayo xubnaha aqalka sare u qaabilsan dib u eegista dastuurka waxaa kamid ah:

Xubnahaan maanta la doortay ayaa kala ah

  • C/raxmaan Farole
  • Cabdi Qeybdiid
  • Xuseen Sheekh
  • C/kariin Maxmed
  • Iftiin Imaam,

Dhammaan shaqsiyaadkaan ayaa ka shaqeyn doono arinta u adan dib u eegsta dastuurka qaran ee Soomaaliya .

Waxaa jira qorashayaal lagu doonayn in lagu qabyo tiro dastuurka Soomaaliya , kaas oo ay iska kahanayan wasaaradda dastuurka xukuumada Soomaaliya iyo Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan gudigan loo xilsaaray dib u eegista dastuurka dalka.

Hadda Dowladda Soomaaliya waxay ku shaqeysaa Dastuurka qabyo qoraal ah waxaana dhameystirka dastuurka laga sugayaa wasaaradda dastuurka oo kaashaneysa baarlamaanka dalka iyo aqoon yahano si loo helo dastuur dhameystiran oo lagu dhaqo Soomaaliya.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com