26.6 C
Mogadishu
Thursday, January 15, 2026

Akhriso: Magacyada guddiga doorashada madaxweynaha oo la magacaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Magacyada Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoonka ayaa sheegay in Xubnaha Guddiga ay si toos ah u gudagali doonto arrimaha Doorashooyinka heer Madaxweyne.

Guddoonka ayaa sheegay in dhammaan arrimaha Doorashada lagula xisaabtami doono Guddiga iyagoo la tashiyo la sameynaaya Hogaanka Sare ee Labada Aqal.

HOOS KA AKHRISO LIISKA GUDDIGA DOORASHADA

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News