29.9 C
Mogadishu
Wednesday, October 22, 2025

Aqriso: Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga doorashooyinka Jubaland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga la magacaabay ayaa waxaa uu ka kooban yahay todobo(7)xubnood oo kala ah;

1 – Xamse Cabdi Barre
2 – Axmed Cumar Maxamed
3 – Samsam Macalin Faarax Abuukar
4 – Mursal Siyaad Maxamed
5 – Ibraahim Aadan Ibraahim
6 – Maxamed Cusmaan Yuusuf
7 Axmed Maxamed Yuusuf

- Advertisement -

Read more

Local News