Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Haddaba hoos ka aqriso jadwalka oo dhameystiran
6:00 – 10:30 soo gelitaanka Martida
10:30 il 11:30 Madadaalo iyo suugaan
11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte
11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka
11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating
12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka MIdowga Africa Francisco Madeira
12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle
12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe
1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta
1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Shiikh Maxamuud
1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
DHAMAAD

