Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno ka tirsan Aqalka dalkaasi looga arimiyo ayaa markii ugu horeysay kusoo dhex wareegay Magaalada, iyadoona ay ishu qabaneysay Madaxweynaha iyo Xubnaha la socday oo iibsanaaya Cabitaan iyo keek.
Dukaanka ayaa ku yaalla Machakos, waxa ayna Tallaabadaasi lagu tilmaamay mid mar-la-arag ah, iyadoo aanan Madaxweynaha looga baranin inuu goobaha bulshada si caadi ah uga cabo sharaab.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA