28.1 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Arag sawir kaa qoslin doona oo laga sameeyay Damul-Jadiid oo soo iibsaday siyaasiyiin caan ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Onlie) – Waxaa sawir gacmeedkaani lagu matalay Kooxda Damul-Jadiid oo feel-dheer ugu jirta loolanka Doorashada Madaxweyne ee dhawaan la filaayo inay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Sawirka waxaa lagu muujiyay in Kooxda ay soo iibsatay Siyaasiyiin dhowr ah oo uu ku jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sawirka waxaa sidoo kale, lagu cabiray Gen. Gebra oo isna ka dhexmuuqda feelka Damul-Jadiid, waxa uuna matalayaa kaalinta Dowlada Ethiopia ay kula safantahay Damul-Jadiid Gaar ahaan Xasan Sheekh.

 

kox_22

 

 

 

- Advertisement -

Read more

Local News