24.2 C
Mogadishu
Tuesday, January 13, 2026

Sawir naxdin leh oo muujinaya Faarax C/qaadir oo ololinaya B/W

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir Gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray Colaadaha uu Xildhibaan Faarax C/qaadir ka ololinaayo magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Sawir gacmeedkani ayaa lagu muujiyay in Faarax uu sidoo kale qoryaha isugu dhiibaayo dadka kasoo jeeda Beledweyne si ay nafta isku dhaafsiiyaan amaba halkaasi ay u noqon laheyd xarun colaadeed.

Odayaasha magaalada Beledweyne ayaa sheegay in colaadii ka taagneyd xaafada Howlwadaag uu sababteedu lahaa Faarax C/qaadir, islamarkaana ay Dowladu dhagaha ka fureysatay hakinta colaadaasi.

Dowlada Somalia wali kama aysan hadlin Dagaalada ka taagnaa magaalada beledweyne iyo Fatahaada wabiga oo dadkii barakiciyay, waxa ayna arintaasi sii muujineysaa in wada shaqeynta Faarax iyo Dowlada ee ku aadan colaada Beledweyne.
Faarax Cabdulqaadir

- Advertisement -

Read more

Local News