26.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

Arrag Sawir qosol badan oo laga sameeyay Ugaaska Xawaadle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray dareenka dadnimo ee uu muujiyay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo isagu ka biya diidan in qaab gumeysi ah loo maamusho guud ahaan Shacabka dega Gobolka Hiiraan, gaar ahaan kuwa dalka u horseeday Gumeysiga sida IGAD, Damul-jadiid iyo Qabiilka oo Somalia dhulka la galay.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu miisaaliyay Ugaaska oo sida neef yar islamarkaana ay kusoo xoomen IGAD, Damul-jadiid iyo Qabiil oo doonaaya inay feentaan.

Sawirka Ugaaska ayaa waxaa qeybta danbe looga muujiyay dad shacab ah oo iftiinka u hilaacay kuwaasi oo lasoo baxay gobanimo iyo Calanka Somalia.

ogaas1 copy

- Advertisement -

Read more

Local News