Arrag Sawirada sida Ciidamada Ethiopian-ka ay maskaxda uga heystan Haweenka Soomaaliyed

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawiradaani ayaa laga soo qaaday kulan dhexmaray Haweenka ka tirsan ciidamada dalka Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo iyo dumarka Soomaalida ee kasoo jeeda Gobolkaasi.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa in Haweenka magaaladaasi ku nool ay wadashaqeyn la sameeyan Haweenka ka tirsan ciidamada Ethiopia.

Haweenka Ethiopian-ka ayaa dhiirigalin u sameeyay kuwa Soomaalida oo ay la kulmeen waxa ayna si gaar ah kala hadleen ka qeyb qaadashada Siyaasadda iyo xasilinta amniga magaalada Baydhabo.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Taliyaha qaybta saddexaad ee ciidamada AMISOM, Yemane Gabre Mikael iyo mas’uuliyiin kale oo maamulka Koonfur Galbeed.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

6