Zahra Axmed Gacal

Fiqi oo soo afjaray weerarkii mucaaradku ku qaaday DF “Yahuud maatihiin ayaa ka dhici doonta”

Muqdisho (Caasimada Online) -Siyaasiyiinta dowladda ku jira iyo kuwa mucaaradka ah ayaa bilaabay inay si adag isugu jawaabaan, saacadihii lasoo dhaafay hadalladooda ayaa qabsaday...

Daawo: Cirro oo si cajiib ah uga jawaabay taageeradii Rooble ee ‘gooni isku taagga Somaliland’

Hargeysa (Caasimada Online) -Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, oo ka soo jawaabay hadalkii uu shalay heediyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa...

Itoobiya oo war cusub ka soo saartay heshiiskii Ankara ee ay la gashay Soomaaliya

Ankara (Caasimada Online) - Safiirka Itoobiya u fadhiya Ankara, Adem Mohammed, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in Baaqii Ankara ee lala galay Soomaaliya...

Ethiopia says Ankara Accord with Somalia ‘operational’

ANKARA, Turkey - Ethiopia's ambassador to Türkiye on Friday hailed a Turkish-brokered peace declaration with neighboring Somalia as "operational," expressing confidence that the agreement...

Faah-faahinta dagaal culus oo maanta ka dhacay Garoowe

Garoowe (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaray gobolka Nugaal ayaa tilmaamaya in dagaal xooggan uu ka dhacay duleedka magaalada Garoowe, gaar ahaan dhanka...

Ciidamo gadoodsan oo 10 maalin xoog ku haysta kastam canshuur oo ku yaalla Puntland

Boosaaso (Caasimada Online) – Ku dhawaad 10 maalmood wuxuu kastamkii canshuuraha degmada Xarfo ee gobolka Mudug u xiran yahay ciidamo gadoodsan oo ka cabanaya...

Dowladda oo ku dhawaaqday go’aan ay uga hortagayso in mucaaradka uu is-hubeeyo

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go'aan cusub oo ay uga hortageyso in mucaaradka uu isku hubeeyo gudaha magaalada...

Cawaaqibta aan la mahdin ee ka dhalan karta weerarada Xasan Sheekh iyo mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Saacadihii u dambeeyay, mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Mucaaradka ayaa warbaahinta isku dhaafsaday hadallo adag. Hadalladan ayaa dhaliyay buuq iyo...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.