26.8 C
Mogadishu
Sunday, March 15, 2026

Axmed MADOOBE oo kordhiyay golaha wasiiradiisa (AQRISO)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xil u magacaabay Qamar Deeq Khaliif oo kamid ah dumarka deegaanka ku ah magaalada Kismaayo.

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Axmed Madoobe ayaa waxaa Qamar Deeq Khaliif loogu magacaabay Wasiirada wasaarada haweenka, arimaha qooyska iyo xuquuqul insaanka.
Magacaabida-Qamar-738x1024

- Advertisement -

Read more

Local News