25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

JAWAARI oo go’aan ka gaaray mooshinka Xasan

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray go’aan lagu maareynaayo Mooshinka Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.

Caasimada Online ayaa qadar yar ka hor heshay warqadaha uu soo saaray Gudoomiyaha Baarlamaanka ee quseeya nidaamka lagu maareyn lahaa Mooshinka Madaxweyne Xasan.

Jawaari ayaa Mooshinka u cuskanaayo qodobo kala duwan oo ku aadan habka maareynta Mooshinka Madaxweynaha laga soo gudbiyay, kaasoo dhaliyay xiisad siyaasadeed.

1

2

3

4

5

6

- Advertisement -

Read more

Local News