26.6 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Video: Khilaafkii Gaafow iyo Jangali oo ka daray

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) Wasiirka Gaadiidka Cirka JFS Cali Axmed Jaamac Jangali ayaa ka hor yimid amar uu soo saaray taliyaha waaxda socdaalka S. Guuto Cabdullaahi Gaafow.

Gaafow ayaa amar ka soo saaray in hakad la geliyo wixii ka danbeeya 22 bisha Febraayo diyaaradaha u kala goosha Muqdisho iyo Hargeysa.

Amarkan ka soo baxay waaxda socdaalka ayaa waxaa diidmo qayaxan kaga hor yimid wasiir Jangeli oo la sheegay in uu lacago laaluush ah ka qaatay shirkadaha diyaaradaha.

Waa nasiib darro in hay’adaha dowladda aay farriimo isu dhaafiyaan warbaahinta. Waxaa dad badani is weydiinayaan, aaway RW Xukuumadda oo isagu ka masuul ah dhammaan howlaha fulinta.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

 

- Advertisement -

Read more

Local News