30.1 C
Mogadishu
Saturday, April 18, 2026

Idil Muxumad Cabdi

Iiraan oo dib ula wareegtay marinka Hormuz kuna dhawaaqday go’aan culus

Tehraan (Caasimada Online) -  Ciidamada milatariga Iran ayaa sheegay inay dib ula wareegayaan xakamaynta marin-biyoodka Hormuz, sida ay warbaahinta dowladda Iran sheegtay. Wakaaladda wararka Fars,...

Maamulka gobolka Banaadir oo qaaday tallaabo la xiriirta Warta Siigaale

Muqdisho (Caasimada Online) - Maamulka Gobolka Banaadir oo uu horkacayo guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaaday tallaabo deg-deg ah oo la xiriirta...

Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo shacab oo isku horfadhiyo Dayniile

Muqdisho (Caasimada Online) - Xaaladda degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa weli kacsan, iyada oo lasoo warinayo in saaka xaafadda Warlaliska laga dareemayo xiisad...

Ciidanka Haramcad oo la wareegay ammaanka Baydhaba kadib xaalad soo korortay

 Baydhaba (Caasimada Online) - Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa lagu soo warramayaa inay si buuxda ula wareegeen ammaanka guud ee magaalada Baydhaba,...

Ilhaan oo beenisay inay $30 milyan haysato, shaacisay tirada rasmiga ee akoonkeeda

Washington (Caasimada Online) — Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota, kana tirsan Xisbiga Dimoqraadiga, ayaa sheegtay in hantideedu aysan la ekeyn...

Xuutiyiinta oo war culus soo saaray kadib safiirkii ay Israel u magacowday Somaliland

Sanca (Caasimada Online) — Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta Yemen ayaa Jimcaihii si adag uga digtay waxa ay ku tilmaantay doorka sii kordhaya...

Dagaalka IIRAAN ma waxaa xiga mid Turkey iyo Israa’iil ah? – Tom Barrack oo xog bixiyey

Antalya (Caasimada Online) - Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka, Tom Barrack, ayaa hoos u dhigay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeysa dalalka Turkiga iyo...

Soomaaliya oo Israel ugu hanjabtay xirista marin biyood muhiim ah haddii ay joojin weydo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika, Cabdullaahi Warfaa ayaa ka digay faragelin kasta oo lagu sameeyo arrimaha gudaha...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.