26.5 C
Mogadishu
Friday, June 20, 2025

Video: Cali Geedi oo shaaca ka qaaday sir in badan qarsooneyd oo la xiriirta…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

London (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihi hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa ka xog waramey xilligiisii iyo waxyaabihii ay qabatey dowladdii KMG ee uu hogaaminayey, isaga oo iska fogeeyey inuu dad gaar ah xasuuqay, uuna lahaa go’aankii ay ciidanka Ethiopia ee Somalia soo galey. Wuxuu ka xog waraney caqabadihii maxaakiimti islaamiga iyo sidoo kale habacsanaanta hadda heysata dowladda Somalia.

Hoos ka daawo wareysi xiiso leh

- Advertisement -

Read more

Local News