London (Caasimada Online) – Wada hadalkii u dhaxeeyey dowladda federaalja Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee aan qabsoomin ayey Somaliland shaki gelisey daacadnimada madaxweynaha Soomaaliya ee ah in guulo laga gaaro oo labada dhinac heshiis gaaraan, Iyaga oo ku eedeeyey inuu tala ka qaatey madaxweynuhu Dr Cali khaliif Galeyr oo madaxweyne ka ah maamulka Khaatumo, hadaba maxaa ka run ah wada hadalada bal daawo dooddan adaa fahmi doona halka ay wax u socdaane.

