Daawo muuqaalkii laga duubay fal fool-xun oo uu ku kacay amiir Sacuudi ah

Riyadh (Caasimada Online) – Sida aan horay u sheegnay mid kamid ah amiirada boqortooyada Sacuudiga ayaa magaalada Riyadh ku dhex jir dilay dhowr qof oo shacab ah.

Amiirka jir dilka u geystay dadka shacabka ahaa ayaa waxaa lagu magacaabaa amiir Saud bin Abdulaziz bin Musaed oo si ula kac ah u jir dilay dadka shacabka ah.

Falka jir dilka kadib ayaa waxaa dhacdadaasi ka jawab bixiyay boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz oo amar ku bixiyay in Xabsi la dhigo Amiirka gacan ku dhiig laha ah.

Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz, ayaa dhinacyada Cadaalada ku amray in Cadaalada la horkeeno dhammaan dadkii ku lug lahaa Jir dilka loo geystay dadka shacabka ahaa.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com