28.7 C
Mogadishu
Wednesday, April 29, 2026

Daawo: Saameynta fatahaadda wabiga Shabelle ee Beledweyne

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa biyaha magaalada Beledweyne ku fatahay ay saameeyeen xaafado badan oo magaalada ku yaala, waxayna sanadkaan fatahaada biyaha wabiga Shabeele ay gaareen xaafado aysan waligood gaarin.

Saameyn xoogan ayaa ka dhalatay waxaana dadka ay ku qasban yihiin iney dhex jeexaan xaafado badan oo biyaha ay galeen.

Maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa wada dadaal ay doonayaan iney biyaha kaga saaraan matooro xaafadaha ay galeen, laakiin waxaa jirta cabsi dhanka amaanka ah.

FATAHADA-WABIGA-1 FATAHADA-WABIGA-2 FATAHADA-WABIGA-3 FATAHADA-WABIGA-4 FATAHADA-WABIGA-5 FATAHADA-WABIGA-6 FATAHADA-WABIGA-7 FATAHADA-WABIGA-8 FATAHADA-WABIGA-9 FATAHADA-WABIGA-10 FATAHADA-WABIGA-11

- Advertisement -

Read more

Local News