26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Sawirro: Dhaawacyadii Baydhaba oo geedaha & guryaha looga dhigay Isbitaalo kadib markii ay…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaan wali daryeel fiican helin dhaawacyadii ay waxyeelada kasoo gaartay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Baydhaba.

Dhaawacyada oo ah kuwo ku jira xaalad adag ayaa waxaa lagu hoos dabiibayaa geedaha iyo xaafadaha aan kamidka aheyn goobaha caafimaadka.

Dhaawacyada qaar ayaa waxaa jirkooda ka muuqda gubasho, waxaana jira dhaawacyo ka burbursan madaxa oo aan ilaa iyo hadda helin daryeel caafimaad.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

- Advertisement -

Read more

Local News