Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacabaay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, kadib munaasabad lagu qabtay madaxtooyada Soomaaliya.
Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Ra’iisul wasaaraha u magacaabay Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Qaali oo ah nin ka soo jeeda gobalada koofur galbeed ee dalka gaar ahaan degmada Baardheere ee gobalka Gedo, wuxuuna reer ahaan u dhashay beesha Mareexaan.
Haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa sawirrada munaasabadda magacaabista