28.3 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Daawo Sawirrada: Dhaawaca wariye Macalimuu

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdsho (Caasimada Online) – Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la soo shaqeeyay Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka mid ahaa Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii iyo Weerarkii lagu qaaday Maqaaxi ku taalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Wariye Macalimuu ayaa la Xaqiijiyay inuu Dhaawac ka soo gaaray Madaxa,inkastoo aan la sheegin Rasaas iyo Qarax waxa uu ka soo gaaray dhaawacu.

Isbitaalka Madiina ayaa la geeyay Dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Xaalada Macalimuu ayaa la sheegayaa inay soo hagaageyso markii la eego sida uu habeenimadii xalay ahaa.
1

2

3

4

5

- Advertisement -

Read more

Local News