Muqdisho (Caasimadda Online) – Sheeikh Muxuyidiin Xasan Ayaanle oo kamid ah culumada ugu aqoonta badan Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey waxa ay yihiin ururka Dhawaan la magac baxay Al-Saadicuun Bil Xaqi.
Ururkaan ayaa waxaa looga dhawaaqay dhawaaan wadamo ay kamid tahay Soomaaliya Yeman iyo kuwa kale, waxaana lagu jahwareersanaa waxa ay yihiin iyo meesha ay ka imaadeen.
Sheekh Muxuyidiin ayaa faahfaahin dheer ka bixiyey taariikhda iyo meesha ay asal ahaan kasoo jeedaan Al-Saadicuun Bil Xaqi iyo macnaha magacooda.
Haddaba halkaan hoose ka daawo muuqaalka Sheekha: