26.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 30, 2026

Caasimada Online

Xasan Sheekh oo xariga ka jaray xarun wasaaradeed oo casri ah + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

Daawo: Booliska oo gubay dawooyin halis ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado oo hore loogu qabtay dekedda Muqdisho, kuwaas oo...

Sawirro: Mahad Salaad oo maanta gaaray Balanbale kadibna…

Balanballe (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Erdogan oo Soomaaliya ku daray dalalka Turkiga ka…

Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uu maanta yahay rajada ay ka war sugayaan dalal iyo magaalooyin...

IRAN oo beenisay sheegashadii Trump iyo xiisadda oo cirka isku shareeri karta

Dooxa (Caasimada Online) – Dowladda Iiraan ayaa si rasmi ah u beenisay hadal uu saacado ka hor jeediyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo...

Jibriil oo war culus soo saaray kadib markii la sheegay in laga soo masaafuriyey Kenya

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Jibriil Xaaji Cabdirashid ayaa si adag u beeniyey eedeymo la xiriiriyey safarkiisii ugu dambeeyey ee dalka...

Kadib aqoonsigii Somaliland, Israel oo hadda taageereysa gooni u goosatada dalka….

Tel Aviv (Caasimada Online) – Israel ayaa sii ballaarineysa xiriirkeeda ay la leedahay maamullo iyo gobollo gooni-u-goosad ah, xilli sumcaddeeda caalamiga ah uu dhaawac...

Beesha caalamka oo farriin kama dambeys ah u dirtay Xasan iyo mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Beesha caalamka ayaa farriin kama dambeys ah u dirtay hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, sidii loo furi lahaa wada-hadal...

Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.

To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.