Daawo Video: Guriga ugu yar dunida oo la sameeyay, waa xafiis iyo Jiif gacanta ayaadna ku qaadi kartaa!

Dadka qaar ee dunidan jooga waa kuwa cajiib ah. Qof walba waxbuu iska sameynaa, oo uu is lee yahay adduunka horey ugama jirin. Wiil Dhallinyaro ah oo degan magaalada Berlin ee daka Germany oo la yiraahdo Vang Boo, aya keenay fikrad cusub, oo uu sheegay inay ku dhalatay. Waxa uu sameeyay guriga ugu yar adduunka, oo ah kaliya 10 foot square, haddana xafiis aad ka dhigan karto, jiifkaagana noqon kara.

Halkan ka arag Video-ga, waxa uu marka hore ku billaabanaa Iidheh ama Xayeysiis, ee dulqaado 30 ilbiriqsi