26.6 C
Mogadishu
Sunday, March 15, 2026

Daawo Video: Madaxweyne Xasan “Soomaaliya waa ka gudubtay marxaladdii kala guurka”

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka baxday marxaladii kala guurka aheyd, isagoo hambalyo u diray Xildhibaanada labada Aqal ee shalay lagu dhaariyay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ku baaqay in Baarlamaanka cusub lala shaqeeyo, isla markaana lagu garab siiyo sidii doorashada inta ka dhiman loo dhameystiri lahaa.

“Soomaaliya waa ka gudubtay marxaladii kala guurka ahaa, waa cusub ayaa u bilowday, waxaa hambalyo leeyahay Baarlamaanka cusub ee la dhaariyay”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News