24.7 C
Mogadishu
Monday, July 27, 2026

Ra’iisul Wasaarihii Yemen iyo wasiirro badan oo duqeyn lagu laayay

Bookmark
Bookmarked

Share

Sanca (Caasimada Online) – Raysal Wasaarahii dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen iyo wasiiro badan oo ka tirsanaa golahiisa wasiirrada ayaa ku dhintay weerar ay Israa’iil ka geysatay magaalada Sanca Khamiistii.

Warbaahinta Israa’iil ayaa shalay soo werisay, iyada oo aan soo xigan wax ilo ah, in  qiimeynta milatariga Israa’iil ay muujinayso in “dhammaan golaha wasiirrada Xuutiyiinta” ay ku dhinteen weerarkii lagu qaaday Sanca.

Maanta, kooxda Xuutiyiinta ayaa xaqiijisay geerida Axmed Ghaalib Rahwi iyo wasiiro kale oo badan.

Israel ayaa dhowr jeer beegsatay saldhigyada Xuutiyiinta bilihii la soo dhaafay.

Isha: BBC

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60