DF oo go’aan kasoo saartay heshiiska qarsoodiga ah ee lala galay shirkadda SKA

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  War-saxaafadeed ka soo saartay Heahiiska qarsoodiga ah ee wasaaradda gaashaandhigga ay la gashay shirkadda SKA, kaa soo lagu sheegay war-saxafadeedkan in la  laalay.

Halkan hoose  ka Akhriso War-saxaafadeedka