480561323_1098054175453946_2218535996754320846_n

Somaliland oo sheegtay in tallaabada ay qaaday Kenya ay dhiiri-gelinayso aqoonsigeeda

Nairobi (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa si diirran u soo dhaweysay go’aanka ay Kenya ku aqoonsatay Kosovo, oo ka go’day Serbia. Somaliland ayaa tallaabadan...