Garoowe (Caasimada online) Markii ugu horeysay ayaa qaar ka mid ah dadkii ay dhibaatada kasoo gaartay duufaantii ku dhaftay ee ku noolaa qeybo ka mid ah Puntland waxaa la gaarsiiyay gar gaarbini aadanimo.
Deegaanka Qarxis oo ka mid ah goobaha sida aadka ay dhibaatada uga soo gaartay dadkii ku noolaa ayna saameynta ku yeesheen Rooba.
Sheekh Axmed Daahir Sheekh Xasan oo ka mid ah Culimada Boosaaso ayaa sheegay in gargaar deg deg ah oo dhanka nolol maal meydka salka ku haya l a gaarsiiyay dadkii dhibaatada ay lasoo deristay.
Dhanka kale Akhristayeesheena waxaan halkan ugu soo bandhigeynaa qaar ka mid ah Sawiro ka turjimada Roobabkii dabeylaha watay ee ka da’ay qeybo ka mid ah Puntland.
Halkaan hoose ka dhageyso Sheekh Axmed Daahir Sheekh Xasan
Sheekh Axmed Daahir Sheekh Xasan
Xafiiska Garoowe