26.1 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

Dhageyso: SALAAD CALI Jeelle oo xog badan ka bixiyey dhacdadii CENTRAL

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan hore Salaad Cali Jeele, oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hotel Central ee magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyay xog badan oo ku saabsan qaabka qaraxa uu u dhacay.

Sidoo kale Salaad Cali Jeele, ayaa ka sheekeeyay aqoonta gaar ahaaneed ee uu u lahaa haweeneyda isku qarxiyay hotelka ku yaala meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Mr Jeele, wuxuu sheegay in haweenaydaasi ay kaftami la jiray haweenaydaasi isku qarxisay hotelka Central ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxu ka sheekeeyay waxyaabaha ay ka qaban jirtay hotelka, iyo tuhunkii ugu horeeyay ee abid galay tan iyo inta uu degenaa hotelka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News