25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Dhageyso: Xildhibaannada mooshinka wada oo ka hadlay is-beddelka cusub

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa maanta ogolaaday in mooshinka la horgeeyo baarlamanka, laguna kala baxo codka xildhibaanada.

Arrintan waxa ay ka dambeysay kadib markii in muddoo ah ay ku adkeysanayeen inaan mooshin la horkeeni karin barlamanka, ayaga oo saddex goor fowdeeyey kullamadii baarlamanka.

Is-beddelka cusub ee ku yimid mowqifkii xildhibaanada raacsan Cabdi Weli, ayaa waxaa iyagana ka hadlay xildhibaaanada mooshinka wada ee taageersan madaxweynaha.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo xildibaanadaas ka mid ah ayaa warbaahinta u sheegay sida ay ula dhacsan yihiin in mooshinka la horgeeyo baarlamanka.

Halkan hoose ka dhageyso

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News