Facebook Pinterest Twitter Youtube
  • About us
  • Privacy Policy
  • Contact Us
  • SO
  • EN
Logo
  • Home
  • English
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
  • About us
  • Privacy Policy
Logo
0
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
Facebook
Instagram
Pinterest
Twitter
Youtube
30.1 C
Mogadishu
Saturday, April 18, 2026
  • Privacy Policy
  • Contact Us
  • SO
  • EN
Logo
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
Wararka

Dhageyso: Taabit oo ku dhawaaqay maalin bannaanbax iyo tacsi ah

October 17, 2017
By Caasimada Online
Less than 1 min.
Bookmark
Bookmarked
Share
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp
Linkedin
Email
Print
Viber

    Share

    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp
    Linkedin
    Email
    Print
    Viber

      Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay maalin cusub oo tacsi loo sameynayo dadkii ku laayay Qaraxii Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

      Guddoomiye Taabit Cabdi Axmed ayaa ugu baaqay dadka Muqdisho inay isu soo baxaan Arbacadda maalin tacsi qaran loo sameynayo dadkii ku dhintay Qaraxa, wuxuuna intaas ku daray qof waliba looga baahan yahay inuu kasoo qeyb galo.

      Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka codsaday in magaalada socod lagu maro oo la muujiyo in qarax dambe aanu magaaladan ka dhicin, wuxuuna berri u cayimay maalin bannaanbax iyo tacsi oo lagu diidan yahay xasuuqii bahalnimo ee caasimadda ka dhacay.

      Halkaan hoose ka dhageyso Hadalka Guddoomiyaha

      http://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2017/10/codka-thaabit.mp3

      - Advertisement -
      QORAALKII HORE
      Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xogtii u dambeysay khasaaraha qaraxii Zoobe
      QORAALKA XIGA
      Yaa ka dambeeyay qarixii Zoobe? (BBC-da oo xog xasaasi ah ka diyaarisay)
      Caasimada Onlinehttp://www.caasimada.net

      Read more

      Caalamka

      Iiraan oo dib ula wareegtay marinka Hormuz kuna dhawaaqday go’aan culus

      Wararka

      Maamulka gobolka Banaadir oo qaaday tallaabo la xiriirta Warta Siigaale

      Wararka

      Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo shacab oo isku horfadhiyo Dayniile

      Wararka

      Ciidanka Haramcad oo la wareegay ammaanka Baydhaba kadib xaalad soo korortay

      Caalamka

      Ilhaan oo beenisay inay $30 milyan haysato, shaacisay tirada rasmiga ee akoonkeeda

      Local News

      Caalamka

      Iiraan oo dib ula wareegtay marinka Hormuz kuna dhawaaqday go’aan culus

      Wararka

      Maamulka gobolka Banaadir oo qaaday tallaabo la xiriirta Warta Siigaale

      Wararka

      Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo shacab oo isku horfadhiyo Dayniile

      Wararka

      Ciidanka Haramcad oo la wareegay ammaanka Baydhaba kadib xaalad soo korortay

      LogoTalk

      Caasimada Online is a reputable and reliable source of news and information on Somalia. As the largest Somali news site, we are dedicated to providing our readers with accurate and up-to-date coverage of the country's politics, society, and culture. Founded in 2009 by a Somali-American journalist, Caasimada Online is owned by Caasimada Media Group and headquartered in Mogadishu. In addition to keeping our readers informed, we strive to promote democracy in Somalia. If you have any questions or comments, please don't hesitate to contact us at [email protected]

      Important Links

      • Privacy Policy
      • Contact Us

      Trending

      Caalamka

      Iiraan oo dib ula wareegtay marinka Hormuz kuna dhawaaqday go’aan culus

      Wararka

      Maamulka gobolka Banaadir oo qaaday tallaabo la xiriirta Warta Siigaale

      Wararka

      Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo shacab oo isku horfadhiyo Dayniile

      Social Media

      © Caasimada Online 2012 | All Rights Reserved

      Facebook
      Instagram
      TikTok
      Twitch
      Twitter
      WhatsApp