Saraakiisha Ciidamada Somalia, ayaa ka warbixiyay meydka nin shalay laga soo qaaday xeebta Aljazeera ee magaalada Muqdisho. Waxaa shir jaraa’id magaalada Muqdisho ku qabtay taliyaha booliiska gobolka Banaadir General Axmed Xasan Maalin iyo taliyaha ciidamada Nabad sugidda gobolka Khaliif Ereg, waxana aay sheegeen inuu ninkaas ka mid ahaa saraakiisha Al-Qacida.
Dowladda “Ajnabigii Meydkiisa laga helay Xeebta Jazeera, wuxuu ahaa xubin Al-Qacida ah” (Dhageyso)
Bookmark
Bookmarked