25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

FILIMKA MAANTA: Deewane Huye Paagal halkaan kaga bogo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Deewane Huye Paagal ama Dadkii Waalida Wax Jeclaaday waa filimkeena maanta, kaasoo ay hogaaminayaan Akshay Kumar, Shahid Kapoor, Sunil Shetty, Rimi Sen iyo Paresh Rawal.

Filimkaan oo lasoo daayey 25kii bishii November 2005 ayaa waxaad uga bogan kartaa qosol. Waxaana filimkaan laga soo minguuriyey filimkii Maraykanka ahaa ee soo baxay 1998dii ee There Is Something About Mary.

Halkaan hoose ka daawo filimkaan lana soco filimkeena berri Insha Allah.

- Advertisement -

Read more

Local News