26.4 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Gabar Indha la’ oo ka sheekeysay qiso Jaceyl oo oo soo martay (Dhageyso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Hargeysa (Caasimada Online) – Xaawa Jaamac Cabdi waa gabar ku dhalatay arag la’aan, waxay ku nooshahay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Xaawo ayaa waxay ka sheegeysay dhacdo xiiso badan oo soo martay, oo ku saabsan Jaceyl dhab ah oo kusoo maray xiriir qadka taleefanka ah.

Gabadhani oo ah ardayad wax ka barata dugsiyada loogu talagalay dadka araga la ee wax ku bartaan farta Braille loo yaqaan, taasoo u suuragelisay inay wax aqriso, qortana.

Xaawa waxay Wareysigan kaga hadleysaa qisooyin xiiso badan, suugaan ay ka tirisay Jaceylkii soo maray iyo sida ay ku weysay intaba iyo guud ahaan nolosha ay la kulantay.

Halkan ka dhageyso Xaawa oo sheekeeneysa

- Advertisement -

Read more

Local News